|

(Dhageyso) Madaxweyne Gaas” Cidii shaati saxaafadeed usoo gashata inay Puntland kicin bulsho ka abuurto, waa la iska qabanayaa.

Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in sharci lala tiigsandoono cid walba oo huwan magac saxaaafadeed oo ka shaqeynaysa isku dir iyo kicin bulsheed, sida Universal oo u bareeray hagar daamaynta Puntland iyo shacabkeeda.

“Yeeli mayno intaad shaati saxaafadeed soo gashatid inaad bulshada isku dirtid, saxaaafadu madax banaanideeda ma ahan inaan  ku xad gudubtid nidaamka iyo kala dambaynta dalka ka jira, ” ayuu yiri madaxweyne Gaas oo ka jawaabayay xarriga universalTv xafiiskiisa Puntland.

Halkaan ka dhageyso codka madaxweynaha.

      UNIV

Puntandi.com

 

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Comments are closed