|

(Dhageyso) Maxaa kasoo baxay kulankii dhexmaray Michael Keating iyo guddiga doorashada Dadban ee Puntland

Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Dadban ee Puntland Nabaddon Khaliif Aw-Cali ayaa maanta warbaahinta uga waramay kulan ay maanta Garowe kula qaateen wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Michael Keating.

Gudoomiyaha guddiga doorashada ayaa sheegay kulankaan inuu ku saabsanaa is xogwareysi la xiriiray geedi socodka doorashada aqalka hoose, wajiga labaad ee doorashada iyo in qoondada haweenka.

Halkaan ka dhageyso codka gudoomiyaha guddiga doorashada.

      gudoomiyaha-gudiga-dorashada-dadban-ee-pntland

cwqxwvpukaaptad

Puntlandi.com

 

 

 

 

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Comments are closed