Dhageyso Wareysi xiiso badan Raysal Wasaare Gaas “Boqolkiiba boqol rajo ayaan ka qabaa inaan Madaxweynaha Soomaaliya noqonayo”
Raysal wasaaraha Soomaaliya ee xilkiisu dhamaadka ku jiro balse u sharaxan jagada Madaxweynaha Soomaaliya Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo wareysi dheer siiyey Idaacada Bar Kulan ayaa si guud u sharaxay sababta uu u yahay shaqsiga ku haboon in xiligaan loo doorto hagaanka Soomaaliya,“xukuumada Badbaado Qaran wax wanaagsan ayay qabatay waxaan doonaynaa inaan afartaa sano ee soo socota aan Soomaaliya gaarsiino karaamadii ay ku lahayd Aduunka”Waxaa kaloo hadalada Mudane Dr. Gaas ka mid ah “Boqolkiiba boqol rajo ayaan ka qabaa inaan noqdo Madaxweynaha Soomaaliya ”
xuquuqda wareysiga waxaa leh Bar kulan Radio
Hoos ka dhagayso
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.