|

Dhalinyarada isxilqaamayaasha Puntland oo murtiyeed kasoo saaray shir ay ku yeesheen magaalada Carmo.

Carmo (Puntlandi) Dhalinyarada isxilqaamayaasha Puntland ayaa maanta murtiyeed kasoo saaray shirweyne ay ku yeesheen magaalada Carmo, kaasoo looga hadlayay qorshaha iskaa wax uqabso ah oo ay dhalinyaradu sannadkaan ka sameyndoonaan degaanada Puntland.

Halkaan ka akhriso war murtiyeed kasoo baxay.

Comments are closed