|

(Dhegayso) Dowladda Puntland oo bogaadin ujeediyay ciidamadii fashiliyay qaraxyadii Bosaso lagu qabtay.

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Eng. camey ayaa maanta bogaadin ujeediyay ciidamadii dhowaan fashiliyay qaraxyo lagu diyaariyay magaalada Bosaso iyo raggii watay,.

Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa ciidamada ku ammaanay sida ay ugu heelan yihiin sugida amniga iyo la dagaalanka kooxaha nabad-diidka.

Wuxuu madaxweyne ku xigeenka sheegay in sidoo kale magaalada Gaalkacyo lagu qabtay afar xubnood oo katirsan kooxda Alshabab.

Halkaan ka dhageyso.

      120425_002 - My Recording

Puntland.icom

 

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Comments are closed