|

Tacsi: Dr. Maxamed Jaamac Salaad oo ku geeriyooday dalka Talyaaniga.

Dr. Maxamed jaamac salaad oo ahaa Dhaqtarkii Neerfaha Puntland iyo guud ahaan Ssoomaaliya ayaa caawo ku geeriyooday dalka Talyaaniga. Dr.Maxamed Jaamac Salaad ayaa taqasukiisa uu ahaa Daweynta Xanuunada Neerbaha iyo qaliimada waxaana uu xarun caafimaad ku lahaa Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug.

Dhaqtarka Maxamed Jaamac Salaad ayaa mudooyinkii dambe waxa uu ku xanuunsanayay dalka Talyaaniga, isagoo la xanuunsanayay kansarka ku dhaca beerka iyo Xidmaha, sida ay sheegtay walaashiis Sahro Jaamac Salaad oo isbitaalka ku haysay intii uu xanuunsaa iyo markii ugu dambeysay uu geeriyooday.

Allaha Unaxariisto dhamaan Umadda Soomaaliyeed Samir iyo iimaan Allaha Ka siiyo.

Warbaahinta Puntlandi waxay si gaar ah ugu tacsiyaynaysaa qoyskii iyo qaraabadii uu ka tagay Dr. Maxamed Jaamac Salaad.

Halkaan ka dhegayso walaashiis Sahro Jaamac oo ka hadlaysa geeridiisa.

      Sahra+Jaamac+Salaad_Waraysi+Geerida+Dr+Maxamed+Jaamac_08_8_2017sx

Puntlandi.con

 

 

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Comments are closed