|

(DHEGAYSO) Madaxweyne Gaas oo Turkiga ku dhaliilay inuu mashaariicdii soo dhaafin waayay Xamar.

Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ku dhaliilay dowladda Turkiga inay mashaariicdooda Soomaaliya soo ku ekeeysay Xamar iyo xayndaabkeeda, isagoo sheegay inaysan ogayn in dalku yahay federal.

Madaxweyne Gaas ayaa sheegay inuu safiirka Turkiga kula kulmay Xamar oo uu u sheegay inay mashaariicdooda gaarsiyaan Puntand isagoo sheegay madaxweynuhu inuu xasuusiyay safiirku inay horey u balanqaadeen in hay’addooda xarumarinta ee TIKA xafiis weyn ka furanayso Puntland.

Waxa kale oo madaxweynuhu sheegay in Turkiga loo baahan yahay inuu si isku dheeli tiran u tababaro ciidamada Soomaaliya, maadaama haatan ciidamada ay tabarayaaan ay yihiin ciidamadii ku sugnaa Xamar iyo tiro yar oo laga keenay Bay iyo Gedo.

Halkaan ka dhageyso codka Gaas.

      gaas

Puntlandi.com

 

 

 

 

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Comments are closed