abaaraha
|

(DHEGAYSO) Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Eng. Camey,”Buuhoodle Diyaarad Aanaan Ogeyni Kama Degi Karto”

Dowladda Puntand ayaa sheegtay inaysan diyaarad aysan ogayn inaysan ka dagi karin magaalaada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn.

Go’aankaan ayaa ka dambeeyay kadib markii dhawaan magaalada Buuhoodle ay ka dagtay diyaarad ay la socdeen samafalayaal ajnabi ah oo gargaar daawooyin ah gaarsiiyay halkaas, iyadoo wasaaradda duulista Puntland ay sheegtay diyaaradaas inaysan kusoo wargelin Puntland

Madaxweyneku xigeenka dowladda Puntland ayaa sheegay inaysan dowladdu hor istaagayn in dadka gargaar la gaarsiiyo, basle wuxu sheegay in loo baahan yahay in  la hubiyo duulimaad kasta oo ka dagaya dhulka Puntland, sababo amni awgeed.

Puntlandi.com 

 

 

 

 

You must be logged in to post a comment Login