|

(Dhegayso) Odayaasha gobolka Nugaal oo si kulul uga hadlay ammaanka Garowe.

Odayaasha gobolka Nugaal oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garowe ee caasimadda Puntland ayaa si kulul uga hadlay ammaanka magaalada Garowe iyo gadoodka ay sameeyeen ciidamo katirsan dowladda Puntland.

Odayaasha ayaa sheegay inaysan udulqaadan karin in magac xumo loosoo jiido caasimadda Puntland islamarkaasna aysan raali ka ahayn in arrinta ciidamadu ay sameeyeen, waxaana ay si degdeg ah ugu baaqeen in ciidamadu ku laabtaan xarumahooda.

Halkaan ka dhageyso codka odayaasha.

      Odoyaasha-Garowe-oo-digniin-u-direy-

Puntlandi.com

 

 

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Comments are closed