abaaraha
|

Donald Trupm oo Wasiirkiisa Arimaha Dibada u wada nin ay saaxiib yihiin Madaxweynaha Ruushka

TillersonMadaxweynaha la doortey ee Maraykanka Donald Trump ayaa shaaciyey cida noqoneysa Secretary of State (Wasiirka Arimaha Dibada Maraykanka) sida uu qoray wargayska New York Times.

Trump wuxuu soo xushay inuu Wasiirka Arimaha Dibada Xukuumadiisa uu noqdo Hogaamiyaha Shirkada Exxon Mobil Mr. Rex W. Tillerson.

Tillerson waxay saaxiib dhow yihiin Madaxweynaha Ruushka ladimir Putin.

Wasiirkaan cusub wuxuu xilka kala wareegi doonaa John Terry.

Puntlandi.com
USA

Comments are closed