abaaraha
|

Doorashadda Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya Oo Maanta Dhacaysa

Doorashadda Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ka dhacaysa magaalada Muqdisho ee xarunta Gobolka Banaadir.

Xildhibaanada Soomaaliya ayaa isu diyaarinaya Doorashadda, waxaana ku tartamaya Guddoomiyaha, Ku xigeenka 1-aad iyo 2-aad Musharixiin badan.

Sida qorshuhu uu yahay waxaa maanta oo bishu tahay 11 dhacaya Doorashadda Guddoomiyaha iyo ku xigeenka 1-aad, halka kiu xigeenka 2-aadna ay dhacayso maalinta bari hadduu EEBE idmo.

Magaalada Muqdisho ee xarunta gobolka Banaadir ayaa laga dareemayaa Ol’olaha Doorashadda oo meel adag maraya, waxaana saacadihii ugu dambeeyay socday kulamo aad u badan.

www.puntlandi.com.

 

Comments are closed

aet