|

Daawo Puntland Oo Sheegtay Inay Galayso Dagaal Lagu Soo Afjarayo Shabaab Iyo Daacish

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr:Cabdiweli Maxammed Cali(Gaas) oo maanta dib ugu soo laabtay magaalada garoowe ee caasimadda Puntland ayaa ka warbixiyey Shirka Golaha Amniga Qaranka oo uu Muqdisho kaga qayb galay,wuxuuna ka jawaabay su’aalo ay saxaaafaddu weydiisay.

Halkaan ka daawo Muqaalka.

Puntlandi.com

 

You must be logged in to post a comment Login