|

Dowladda Puntland oo Bosaso kusoo dhoweysay 200 Somali iyo qaxooti Ye

Dekeda Boosaaso waxaa soo gaartay Dooni waday Qaxooti isugu jira Soomali iyo Yemaniyiin. Dawladda Puntland ka tirsan ayaa ku soo dhoweyay Dekeda Boosaaso

Tiro ahaan wali si rasmi ah looma diwaan galin balse waxa la shegay in ay labo boqol gaarayaan. Wasaradda Arimaha Gudaha ayaa wada diwaan galinta tirada dadkan

Qeybo ka mid ah oo la hadlay warbaahinta waxay sheegeen in ay dalkooda ku soo laabteen ayna u safri doonaan gobolada kale ee dalka

Dekeda Boosaaso waxaa dadkan loogu diyaariyay Cuntooyin fudud iyo biyo waxaan loo qaaday xarunta qaxootiyada Bosaso.

Puntlandi.com

 

Comments are closed