abaaraha
|

Dowladda Puntland oo Dibada u qaaday xildhibaan Cabdiqaadir Faarax Bootaan.

Dowladda Puntland ayaa maanta xildhibaan Cabduqaadir Faarax Bootaan oo shalay ku dhaawacmay qarax gaarigiisa loogu xiray u qaaday dalka Kenya, halkaas oo xaaladiisa caafimaad lagusoo dabiibidoono.

Warbaahinta Puntlandi oo xiriir la sameysay saraakiisha caafimaadka ee gobolka Mudug ayaa waxay si kooban ugu sheegeen in xildhibaanku ay xaaladiisu wanaagsan tahay, laakiin waxay sheegeen in loo baahday qaliino dalka dibadiisa loogusoo sameeyo.

Puntlandi.com

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

You must be logged in to post a comment Login