|

Faahfaahin: Doorashadda Afhayeenka Baarlamaanka Soomaaliya

Doorashadda Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ka dhacday magaalada Muqdisho ee xarunta Gobolka Banaadir.

Musharixiin dhan Afar ayaa ku tartamay Doorashadda, waxaana natiijada Doorashadu ay noqotay sidan;

1-Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari wuxuu helay 141 cod

2- C/rashiid Max’ed Xidig wuxuu helay 97 Cod

3-C/fitaax Maxaxamed Geeseey wuxuu helay 17 Cod

4- halka Idiris Aadan Dhatar waxay heshay 2 cod

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa noqday mar kale Afarta Sano ee soo socota Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.

Maalinta bari ayaa loo balansan yahay Doorashadda Guddoomiye ku xigeenada 1-aad iuyo 2-aad ee Soomaaliya.

www,puntlandi.com

Comments are closed