|

Tahniyad Aroos — Aadam Xassan Aadam Dalab iyo Maryan Cabdirisaaq Warsame Guure


Gacal iyo xigaalaba-Guurkiina lagu farax.

Boqorka iyo Boqorada kala ah Aadam Xassan Aadam Dalab iyo Maryan Cabdirisaaq Warsame Guure Oo 14kii bishaan ku aqal galay magaalada Gaalkacyo ee dalka Somalia waxayna illaahay uga baryayaan ineey noqdaan kuwii isku waara ubad qayr qabana kala hela inuu eebe ka dhigo..

Waxaanan caruuska iyo caruusada aan leeyahay uguna ducaynayaa,

Arooskooda labadii iskuwaara noqda

Amiiiin

Mid abshira ahaadoo

Awlaadsan kala hela

Anfacaa dadkoodiyo

Illaah idiinka tuugnaye

Aamin un noo dhaha..

Hambalyo-Hambalyo-Hambalyo ,,ayaanan mar labbaad iyo mar sadexaadba
leenahay Caruuska iyo caruusada- kala ah Aadam Xassan Aadam Dalab iyo Maryan Cabdirisaaq Warsame Guure..

waxa hambalyadaan diraya dhamaan asxaabtiisa wadanka Uganda ku nool oo kala ah

Mohamed Hasan HANDAL
Ahmed Abdirisaq GARWEYNE
Seid Mohamed RORAYE
Alisaeed Ahmed FAGAASE
Mohamed Ahmed Dhere BURTINLE
Zamzan Mahamud ZABRIYE
Said Abdinuur GEESAY
Ahmed Abdirisaq SUULEY
Mohamed Ali HIRSI
Abdiqadir Dahir FARAH
Mohamed Mahamud GOJACADE
Nasteho Muse GELE
Mowlid Mohamed Ahmed
Ahmed Abdulahi HUUDI
Said Ali QOOD
Faramataan GARAD
Mohamed Iiman Abdulle
Hasan Ahmed Jama
Farhan Said Ali BESANI
Gurey Warsame Abdi ILAL
Abdulahi Bashir BIHI
Abdikafar Warsame ILAL
Mohamed Abdirahman DALAB
Mohamed Amin Abdulahi EID
Yasin Issa IBCAD
Mohamed Abidrahman KARSHA
Osan Abdi FARAH
Dr. Ahmed Dahir Osam BARAKEEYE
Yusuf Mahamed CANANDISH
Ramlo Moahed WARSAME
Hawo Abdulahi Warsame
Momahed Abdirasaq Ilkacase
Liban IIRO
Zeynab Gelle HAJI
Abwan Qamus Abdirizak DIRIR
Hussein Qodar JABIRI
Abirahman Ibrahim Abdishire
Mohamed Baylood
Seid Mahmed Yousuf AFYARE
Ilyas Abdalle
Saida Warsame HOREYE
Farhia Ahmed
Yahye Nur JEBBE
Aisha GESDIR

waxan mar labad leenahay Gacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Faraxa,
Ilaahay Haydinka Dhigo Kuwa Isku Waarea Ee Ubad Khayr Qaba Kala Hela
Aamiin Aamiin,

KAMPALA UGANDA

Comments are closed