abaaraha
|

Garowe basketball Team oo u soo gudbey semi finalka Tartanka East and Central Africa Inter City basketball

Kooxda kubada Koleyga ee Garowe oo Tanzania uga qayb galaya Tartanka East and Central Africa Inter City basketball ayaa maanta usoo gudbey Semi Finalka ka dib markii ay garaaceen kooxda Dar el Salaam oo iyaga martida loo yahay.

Garowe waxay beri ciyaareysaa ciyaarta Semi fanalka oo hadey beri badiyaan waxay usoo gudbayaan Finalka, Ciyaartii maantana waxay ku dhamaatey..

Garowe 83 Dar-es-salaam 68

GAROWE TEAM

Comments are closed

bursaalax2 14872462_1518310131519260_484851098_n