|

Golaha Wasiirada PL ee Shaqada laga eryey oo shirkoodii Khamiislaha Soo xaadiray

Golaha Wasiirada ee Puntland ee Golaha Baarlamaanku ay kala direen ayaa shirkoodii Khamiislaha ahaa maanta isugu yimid.

Shirka ayaa hada wuxuu ka socdaa Aqalka Madaxtooyada Puntland waxaana Shir gudoominaya Madaxweyne Gaas. lamana oga ajandaha ay ka WADA hadlayaa

Wixii kasoo baxa kala soco Puntlandi

Puntlandi
Garowe

You must be logged in to post a comment Login