|

Goormay dhacaysaa doorashada Madaxweynaha Soomaaliya

Wali ma cada wakhtiga rasmiga laakiin waxaa hada socda qaban qaabada magacaabida laba gudi oo isku dhaf ah kuwasoo kasoo shaqaynaya Doorashada Madaxweynaha.

Gudiga Doorashada ayaa ka koobnaan doona labada Aqal iyagaana sida ugu dhakhsaha badan usoo go’aamin doona Xiliga rasmiga ah ee Doorashada dhacayso, Waxaa sidaas Puntlandi u xaqiijiyay Xafiiska Gudoonka Baarlamaanka.

Puntlandi.com
Muqdisho

Comments are closed