abaaraha
|

Gudiga dibu dhiska Hospitalka Gaalkacyo oo ku dhawaaqay Shirkada Dhoof oo ku guuleystay Qandaraaskii dhismaha Hospitalka

Gudiga dib u dhiska isbitaalka Gaalkacyo ayaa ku dhawaaqay shirkada ku guulaysatay dhismaha Isbitaalka Gaalkacyo.

Shirkada Dhoof ee Dhismaha ayaa noqotay mida buuxisay shuruudihii Gudiga ,isla markaana si buuxda u noqotay shirkada ku guulaysatay Tartankii dib u dhiska isbitaalka Gaalkacyo,hoos ka dawo muuqaalka.

Halkan ka daawo gudida dhismaha dibu dhiska Hospitalka Gaalkacyo

Comments are closed