|

Gudoomiyaha Midowga Afrika oo ku soo wajahan Muqdisho iyo wadooyinkoo xiran saaka

Gudoomiyaha Midowga Afrika Mousa Faki Mahamed ayaa Muqdisho kusoo wajahan MAanta Sida aan Warar dublamaasiyadeed ku helnay.

Moussa Mohamed oo horey u ahaan jiray Wasiirka Arimaha Dibada Chad, sanadkaan horaantiisii ayuu ku guulaystay inuu noqdo Commission chief-ka Midowga Afrika isagoo jagadaan uga guulrystay Marwo Aamina Maxamed oo ah Wasiirka Arimaha Dibada Kenya.

Imaatinkiisa uu MAanta imaanayo Soomaaliya Lama faahfaahin wali.

Pi
Muqdisho

Comments are closed