abaaraha
|

Hambalyo… Cabdul-Ghani Max’ed Sooyaan iyo Deeqo Cali Yuususf Ismaaciil oo maalinimmadii shalay (December,22,2016) meherkooda iyo aqal galkoodu uu ka dhacay magaallada Garowe

Hambalyo Meher iyo Aroos

Tahniyad
DHammaan dadkaan hoos ku qoran iyo qoysaskooda iyo ilmahooda, oo kala jooga dalka iyo dibaddiisa waxay halkaan halkaan Hambalyo iyo Bogaadin uga dirayaan Cabdul-Ghani Max’ed Sooyaan iyo Deeqo Cali Yuususf Ismaaciil oo maalinimmadii shalay (December,22,2016) meherkooda iyo aqal galkoodu uu ka dhacay magaallada Garowe, waxayna leeyihiin “Alle ha idinka dhigo Qoyskii Baraare oo isku Raaga oo ubad khayr qaba oo muslim ah oo ummadda iyo dalkaba wax tara kala hela” Aammiin.

Hooyo Diib Axmed SHiikh-Doon
Max’ed Max’ud Sooyaan
Max’ed Jaamac Sooyaan
Daahir Xasan Sooyaan
Xuseen Xasan Sooyaan
Ibraahim Nuur Sooyaan
Mursal Nuur Sooyaan
Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan
Cabdul-Razaaq Max’ed Sooyaan
Cabdul-Rashiid Max’ed Sooyaan
Yaasimiin Max’ed Sooyaan
Cabdul-Allaahi Max’ed Sooyaan
Ilhaam Max’ed Sooyaan
Cabdul-Kariim Meecaad
Idil Xaashi Wayrax
Ubax Axmed Nuur
Zamzam Xaashi Wayrax
Cureeji Xasan Sooyaan
Luul Xasan Sooyaan
Caasho Jaamac Max’ed
Xaliimo Jaamac Max’ed
Cabdul-GHafaar Mashkooke

You must be logged in to post a comment Login

bursaalax2 14872462_1518310131519260_484851098_n