|

Dhagayso heesta maanta iyo Doorashada Madaxweynah taasoo loo qaaday Madaxweynaha la dooran doono “Duco iyo Dardaaran”

IMG_0357Waa HEES CUSUBĀ  OO LA MAGAC-BAXDAY “DARDAARAN IYO DUCO”, TAASOO KU WAJAHAN QOF KASTA OO MADAXWEYNE AH AMA NOQDA MADAXWEYNE, waxaana loo qaaday Madaxweynaha iman doona 8-da Janaayo.

– Eraydii Said Abdille Ali

– Codkii Farxaan Cabdullaahi Ducaale (Farxaan Aarhus)

– Laxankii Cabdirisaaq Dhagacadde, iyo

– iyo muusiggii Cartan Cagacadde.

      dardaaran iyo duco

www.puntlandi.com.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Comments are closed