abaaraha
|

Heesta Caawa :- Digniin Dal,Dad iyo Doorasho Khasaartay ” Somaaliyey Xishoodka iyo yaan Xaragada laga tagin,oo Mustqalka ummada inta la Xooro,yaan Xasan Dollar lagu raacin

Cirka hadii Xayaab laga waayo
Dadka Xagashu liicdoo
Ragu uu Xarago gabo
Laxabaalo Geesiga

Geelu Xerada diidee
Xamil qaadi waayana
Abaar Xaalufiya ah
Xoolahana dhamaysa
Dalka iyo Dalka lama Xumeeyo
Xishoodka iyo Xaragada lama xooroo
Dollar lama xambaarsado

Comments are closed