Safarka macnaha daran ee M/weyne Farmaajo ma igu sawir baa mise raali gelin ayuu ka bixin donaa Aflaagdooyinkiisi hore ee uu u geystay Waxgaradkii hore ee Reer Puntland ” Heestii Webiga ku wata ee ku wal-waalayaa xaggee buu ku wadaa ; Weydiiya oo , imsaanu Walwaal iyo Ceel Wardheer uga baxnay wadaan, wabxa aanuna Noqon “

Mashaaricda furitaankooda iyo dhagax-dhigooda M/weyne Farmaajo uga qeyb galyo safarkiisa Puntland, waxaa isweydiin leh maxaay isaga iyo Xukumadiisa Federaalku ku darsadeen, jawaabtu waa waxba !!!!! Markaa Safarka M/weynuhu waa safar macno daro ah ( Igu Sawir ) oo aan shacbiga iyo Degaanada Puntland waxba ku soo kordhineyn Kaliya waa inuu raali gelin ka bixiyaa, oo … Continue reading Safarka macnaha daran ee M/weyne Farmaajo ma igu sawir baa mise raali gelin ayuu ka bixin donaa Aflaagdooyinkiisi hore ee uu u geystay Waxgaradkii hore ee Reer Puntland ” Heestii Webiga ku wata ee ku wal-waalayaa xaggee buu ku wadaa ; Weydiiya oo , imsaanu Walwaal iyo Ceel Wardheer uga baxnay wadaan, wabxa aanuna Noqon “