|

Heshiis nabadeed oo la filayo in lagasoo saaro magaalada Gaalkacyo.

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland ahna ku simaha madaxweynaha Eng, Camey  iyo madaxweyne jku xigeenka maamulka Cadaado ee Galmudug, Maxamed Xaashi Carabey, odayaal dhaqameed, haween iyo dhalinyaro ayaa ku shirsan Xarunta GECPD ee Gaalkacyo, waxaana la filayaa in maanta lasoo saaro heshiis Nabadeed.

Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, ayaa maalmihii lasoo dhaafay waxaa ka socday shir lagusoo afjarao colaadaha gobolka Mudug, kaasoo u dhexeeyay dowladda Puntland iyo maamulka Galmudug ee Cadaado, waxaana shirkaas ka qeyb galayay qeybaha kala duwan ee bulshada iyo labada dhinac.

Waxaa xusid mudan shirkan oo socday labadii Maalmood ee la so dhaafay in dhinacyadu qodobadii wadahadalka ay uga doodeen si guud iyo si gaar ah’ba.

DAAWO SAWIRRADDA.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Puntlandi.com

 

 

You must be logged in to post a comment Login