|

ILA QOSOL oo Daawo : – Ciidanka Wasiir Maareeye u soo wado Ciida Gaalkacyo iyo Dawladii Federaalka oo cadow u gacan gashay

Sorry waa nasiib daro in weli Dawlada iyo Shacbiga Puntland ka hadlayaan Dawlad Federal,Caasimadu Dalku waa Muqdisho,Musharax,Doorasho Aqal Sare iyo mid Hoose.
Xaqiiqadu waxay tahay in ay runta wajahaan oo aqbalaan in aan Dawaldnimo iyo Soomalinimo midna maanta jirin,Dalkuna weli ku jiro Colaadii iyo Dagaaladii Qabiil ee ee Dalka ka bilowday Sannadkii 1991.

Reer Puntland waxaa waajib ku ah in ay khuraafaadka ka baxaan Dalkooda iyo Dadkoodna Difaacaan,Dawlad Soomaaliyeed oo reer u gacan gasheyna iska iloobaan

5-1

sawirka

20161012_190241

Comments are closed