|

Isimada Puntland oo go’aano kasoo saaray shir uga socday Bosaso.

Bosaso (Puntlandi) Shir Isimada Puntland ay ku qabteen Hotel Gacayte ee Boosaaso ayaa maanta lagasoo saaray Go’aanno¬†ku saabsan arrimaha nabad gelyada iyo muranka¬†dekeda Bosaso.

Go’aanadaan oo ka koobnaa afar qodob, ayaa saxaafada loo akhriyay..

-In laga wada shaqeeyo Nabadgelyada

-Dawladdu inay soo bandhigto Hashiiska Balaarinta Dekedda Boosaaso

-In la taageero Mashaariicda Horumarineed,

-In tariifada ay soo saareen Isimada ee ku meel gaarka ah lagu dhaqmo

Kullanka ay isimadu kaga dhawaaqeen go’aanadaan waxaa goob joog ahaa Ganacsato, xubno xukuumadda Puntland katirsan , waxgarad, haween iyo dadweyne kale.

Puntlandi.com

You must be logged in to post a comment Login