abaaraha
|

Isku aadka Semi finalka Champion leage Real iyo Bayern oo fooda is daraya

Waxaa maanta oo jamce ah la qori tuur la isugu aadiyey afarta kooxood ee semi finalka Champion leageu is hardiyi doona.

Kooxda Real Madrid ayaa ku aadeysa koixda ay ka walwal sanaayeen iney is arkaan waa kooxda Bayern München .

Helsea ayaa haleeli doonta kooxdii Barcelone banaanka u tuurtey ee Atletico Madrid.

Real Madrid-Bayern München

Atletico Madrid-Chelsea

Comments are closed