|

Jaaliyada New Zealand oo Qaxootiga kasoo Qaxay Yemen ee Bosaso gaarsiiyey lacag

Jaaliyada Puntland ee New Zaeland oo kaashanayay walaalaha Mislimiinta Dalkaas ayaa waxay soo gaarsiiyeen Gudiga Taakuleynta Qaxootiga kasoo qaxay Yemen ee ku sugan Bosaso aduun dhan 6120 USD (Lix kun boqol iyo labaatan Doolar).

The Fedearation of Islamic Associations New Zealand (FIANZ) waxay ku cawineen (donation) walalaha Somaliyeed ee ka kasoo qaxay Dalka Yemen unasoo qaxay Puntland .
Lacag dhan($6,120.00U.S.A) waxan musulka ah Mohamed Abdi Jama (Afey) iyo Abdirisaq Abdi.

Gudiga fulent Ex. Committee:
President- Hazim Arafeh
Vice President- Asaf Koya
Vice President- Steve
Secretary A- Ibrar Sheikh
Secretary B- Abdirisaq Abdi
Treasurer A- Mohamed Faiaz
Treasurer B- Mohamed Abdi Jama (Afey)

Jaaliyadu waxay lacagta gaarsiiyeen Gudiga Culumada ee u Xilsaaran Taakulaynta Qaxootiga Yemen ee ku sigan Bosaso.

Comments are closed