|

Jaaliyada Puntland ee Denmark oo ka geeridii Allaha u naxariistee Madaxweyne Cade Muuse

Jaaliyada-Puntland-ee-DenmarkJaaliyada Puntland ee Dalka Denmark waxay iyagoo ka tiiraanyeysan u tacsiyeynayaan Guud ahaa Shacabka Puntland geeridii ku timid Alla naxariistiisa ha ka waraabiyee Madaxweynihii hore ee Puntland Marxuum Cade Muuse Xirsi.

Jaaliyadu waxay sigaara Tacsi ugu dirayaan Dhamaan Caruurtii uu Marxuumku ka tahay iyo Guud ahaan Qoyska Reer Muuse Xirsi Boqor.

Jaaliyadu waxay Marxuumka illaahay uga barysyaan Jano Waarta iyo dambi dhaaf.

Aaaamiin Aaamiiin Aaaamiiin

Waxaa nasoo gaarsiiyey
Saciid Daahir Dhimbil
Gudoomiyaha Jaaliyada Puntland ee Denmark

Tacsida Waxaa lagusoo Diri karaa Buuga Tacsida Marxuum Md. Cade Muuse emailka hoose oo qura..Tacsida kusoo calaamadee BUUGA TACSIDA MARXUUM MD.Cade Muuse
Bosaso@puntlandi.com

Comments are closed