abaaraha
|

BREAKING NEWS— Kooxda Garowe oo usoo gudubtey Finalka Tartanka East and Central Africa Inter City basketbal

Kooxda Basketball-ka ee Caasimada breaking News from PuntlandPuntland waxay maanta soo hoyisey taariikh lama ilaawaan ah, Garowe Team waxay magaca Soomaaliya kuoo celiyeen saxada Sportska Aduunka oo 23 sano ugu dambeysey.

Tartanka East and Central Africa Inter City basketbal oo ka socda Caasimada Tanzania ayaa waxaa isku arkayay kooxaha Magaalooyinka Afrika, Kooxda Garowe waxay usoo gudbeen Finalka ka dib markii ay maanta garaaceen kooxda Magaalada Citizen oo ah caasimada labaad ee Koonfur Sudaan.

Garowe 81 Citizen 51

Waa markii u horeysey taariikhda oo koox Soomaaliyeed ay Finalka timaado Ciyaarahaan, waana markii u horeysey 25 sano in koox Soomaaliyeed Noocey doonyo ha ciyaarto Sportigii ay soo gaaraan final ciyaaro caalami ah.

Guusha ay Garowe Basketball Team soo hoyiyeen waa mid lama ilaawaan ah.

Garowe waxay hada joogaan Final .

puntlandi.com
Dar el salaam

Comments are closed