|

KTN NEWS Discussion on Somali Election with Presidential Candidates Mohamed Abdirisak

Musharax Madaxweynaha Soomaaliya 2016, Mohamed Abdirizak kana mid ah xubin Isbaheysiga Isbedeldoonka Doorashooyinka 2016. Ayaa wareysi uu siiyay Telefishanka Dalka Kenya kaga hadlay arimo badan ku saabsan , dib u dhaca doorashada , Musuqmaasaq & Isbaheysiga Isbedeldoonka ah halka ay ka taagan yihiin.

Comments are closed