|

Liiska Magacyada Wasiirada iyo Wasiir ku xigeenada Xilka laga qaaday iyo kuwa isku Shaandhaynta lagu sameeyay.

Garowe(Puntlandi.com);-  Madexweynaha dawlada puntland ayaa Xil ka qaadis iyo Isku-shaandhayn ku sameeyay Golahiisa wasiirada ee puntland.

Hadaba Warbaahinta puntland waxay idiin soo gudbinaysaa Liiska Magacyada Wasiirada iyo Wasiir ku xigeenada Xilka laga qaaday iyo kuwa isku Shaandhaynta lagu sameeyay.

Liiska Magacyada Wasiirada Xilalkooda Waayay:-

  1. Axmed Cali Askar                            Wasiirkii Warfaafinta, Isgaarsiinta, Hidaha iyo Dhaqanka.
  2. Xasan Faarax jaamac                     Wasiir ku xigeenkii Ganacsiga puntland
  3. Caasho Geelle Diiriye                     Wasiirkii Haweenka iyo Horumarinta Qoyska puntland.
  4. Cali Saalax Aadan                            Wasiiru-dawlaha Amniga Madextooyada puntland.
  5. Cabdi yaasiin Maxamed                 Wasiir-kuxiigeenkii arrimaha gudaha Puntland
  6. Maxamuud faarax Maxamuud     Wasiiru-dawlahii ganacsiga puntland
  7. Faarax Seed Cilmi                            Wasiir ku xigeenkii Duulusta iyo hawada

Liiska Magacyada Xubnaha Magacaabista iyo Isku Shaandhaynta lagu sameeyay:-

  1. Cali Axmed Gamuute                          Wasiirka Ganacsiga iyo warshadaha ee Puntland
  2. Eng, Maxamuud Caydiid Ibraahim  Wasiirka Warfaafinta, Isgaarsiinta, Hidaha iyo Dhaqanka Puntland.
  3. Xaliimo Xasan Xaaji Cismaan           Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Qoyska puntland.
  4. Xasan yaasiin Maxamed                    Wasiirka Wasaarada Duulista, Hawada iyo Garoomada puntland.
  5. Maxamed Maxamuud cali Bile         Wasiiru-dawlaha Amniga Madextooyada puntland.
  6. Sayid Maxamed cabdulle                  Wasiru-dawlaha Qorsh, Xirirka Calamiga ah & Arimaha Federalka.
  7. Saleebaan Maxamuud Siciid            Wasiiru-dawlaha Deegaanka, dalxiiska iyo Duurjoogta.
  8. C/qani salad yuusuf                          Wasiiru-dawlaha Kaluumaysiga iyo Khayraadka badda.
  9. G/sare C/laahi Jaamac Cali             Wasiiru-dawlaha Wasaarada Amniga iyo DDR
  10. Maxamuud Maxamed Idiris             Wasiiru-Dawlaha Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha.
  11. C/raxmaan maxamuud Xaaji Xasan        W/kuxigeenka maaliyada Puntland
  12. Axmed Ibraahim C/raxmaan                    W/kuxigeenka Qorshaynta iyo Xiriirka caalamiga ah ee puntland
  13. Jaamac yaasiin Axmed iyo Maxamed C/laahi bootaan Wasiir ku xigeenkada Wasaarada Waxbarashada
  14. Bashiir Jaamac maxamed iyo C/qani Geelle Maxamed    Wasiir ku xigeenada Duulista iyo Hawada.
  15. C/shakuur Mire Aadan                               Wasiir ku xigeenka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda
  16. Abshir Siciid Saalax                                     Wasiir ku xigeenka Wasaarada Hawlaha guud iyo Gaadiidka.
  17. Maxamuud maxamed Shiekh Ibraahim  Wasiir ku xigeenka Arrimaha gudaha iyo dawlahada hoose
  18. C/raxmaan Cabdi Ismaaciil                     Wasiir ku xigeenka Warfaafinta, Isgaarsiinta, Hidaha iyo Dhqanka
  19. Yuusuf Cali Siciid                                      W.kuxigeenka Shaqada iyo Shaqaalaha
  20. C/raxmaan Diiriye Carab iyo Cabdi jaamac Geesood Wasiir ku xigeenada Beeraha iyo waraabka
  21. Caasho Maxamuud Axmed                      Wasiir ku xigeenka Wasaarada haweenka iyo Horumarinta Qoyska.

Warbaahinta Puntlandi waxay ku dadaalaysaa xilliyada soo socda in ay idiin soo gudbiso dhamaan xubnaha iyo meelihii ay ka soo shaqeeyeen ee laga soo badelay iyo kuwa aan shaqooyinka dawlada horay u soo qabanba.

Comments are closed