|

Live From Garowe Daawo Sawirada Madaxweyne Farmaajo oo Shacabka kula hadlaya Barxada Garowe

“Madaxweyne Farmaajo”Waann idiinka Mahad celinayaa soo dhaweynta aan hadal lagusoo Kooobi Karin ee aad ii soo dhaweyseen”

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si aan lasoo koobi Karin waxaa loogusoo dhaweeyey Garowe, Madaxweynaha ayaa markuu Airporka ka yimid wuxuu Shacabka kula hadlay Barxada Garowe.

Madaxweynuhu wuxuu khudbadiisa kusoo koobay mahadcelin uu Shacabka uga mahadceliyey soo dhaweynta loo sameeyey.

You must be logged in to post a comment Login