abaaraha
|

Maamulka gobolka Nugaal oo ganacsatada Qaadka ka mamnuucay in Qaadka soo dhaafiyaan kantaroolka waqooyi ee Garowe.

Maamulka gobolka Nuagaal ayaa maanta oo isniin ah soo saaray wareegto ganacsatada gobolka Nugaal looga mamnuucayo inay Qaadka soo dhaafiyaan kantaroolka waqooyi ee magaalada Garowe, arrintaas oo loo sababeynayo xaga ammaanka iyo ilaalinta canshuurta.

HaLKAAN HOOSE KA AKHRISO GO’AANKA MAAMULKA.

You must be logged in to post a comment Login