abaaraha
|

Madaxweynaha Puntland Oo Caawo Jeediyay Khudbad

Madaxweynaha Dawlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa caawo Madaxtooyada Boosaaso ka jeediyay Khudbad dhinacyo badan taabanaysay oo uu uga hadlay arrimo badan.

Madaxweyne Gaas ayaa Khudbadiisa uga hadlay amaanka, dhaqaalaha, Geedi socodka Siyaasadeed ee Soomaaliya iyo qodobo kale.

Khudbada Madaxweynaha oo socotay saacado ayuu kuso hadal qaaday arrimaha Doorashadda iyo sida uu u arko Mustaqbalka Siyaasadeed ee Soomaaliya.

Khudbada Madaxweynaha Wararkayaga xigga ayaad kaga boggan doontaan hadduu EEBE idmo.

www.puntlandi.com.

You must be logged in to post a comment Login

bursaalax2 14872462_1518310131519260_484851098_n