|

Madaxweyne Axmed Madoobe oo soo xiray Siminaar Xildhibaanda Jubbaland uga socday Nairobi-Kenya

Madaxweynaha Dawlad Gobaledka Jubbaland Sayid Ahmed Mohamed islaam Aya ka Qabgalay Gunaanadki saminar Uga Socday Xildhibaanada Dawlad Gobaledka Jubbaland Magaalada Nairobi ee wadanka kenya

Waxa Kaalo Gobjoogo Ka aha Safirka Somalia u faadhiya Kenya Mudane Jamaal Maxamed Xasan iyo Wasiirki Hore ee Gaashandhiga ee Kenya,hadana ah Senator Yussuf Haji.

Saminarka aya Waxaa Bixinaysay hayada Shurucda Aduunka u Qaabilsan Qaramada Midobay,Wana Baarnamij Lagu Hormaarinayo Xildhibaana Jubbaland Aqoontooda Dawladnimo.

Comments are closed