abaaraha
|

Madaxweyne Farmaajo Oo Maanta Xilka La Wareegaya

Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta s rasmi ah ula wareegaya xilka, waxaana Munaasabada Caleemo saarkiisa ay ka socotaa magaalada Muqdisho.

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalmihii ugu dambeeyay si KMG ah ugu shaqaynayay hotel Jaziira, ayaa maanta hawlhiisa shaqo ay toos uga bilaaanayaan Villa Soomaaliya.

Xassan Sheekh Maxamuud ayaa maanta oo Khamiis ah Afar sano ka dib ka guuri doona Madaxtooyada Soomaaliya.

Faahfaahinta dib ayaan idiin kaso gudbinaynaa.

www.puntlandi.com.

Comments are closed