|

Madaxweyne Gaas oo Garoowe ku soo wajahan

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr:Cadbiweli Maxammed Cali(Gaas) ayaa maanta lagu wadaa in uu dib ugu soo laabto caasimadda Puntland ee Garowe,kadib socdaalkiisi Muqdisho oo uu uga soo qayb galay shirkii golaha amniga Qaranka.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale la filayaa in uu saxaafadda uga warbixiyo shirkii golaha amniga Qaranka ee dhowaan Muqdisho lagu qabtay.

Dhinaca kale socdaalka madaxweyne Gaas ayaa ku soo aadaya,xilli Puntland ay hawlgalka sifayn ah ka wado buuraha calmadow ee gobolka Bari,kaaso lagu so af-jarayo dhaqdhaqaaqa al-shabaab eek u dhuumaalaysanaya halkaasi.

Faahfaahinta:puntlandi.com

 

 

Comments are closed