|

Madaxweyne Gaas oo ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Garaad Cali Buraale Xasan.

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Tacsi u udiray dhammaan Shacabka Puntland, Qoyska iyo Eheladii Allaha u naxariistee Marxuum Garaad Cali Buraale Xasan oo ku geeriyooday Laascaano saaka aroortii oo uu in muddo ah ku xanuunsanaa,  Marxuun Garaad Cali Buraale Xasan ayaa ka mid ahaa Isamada Puntland.

Halkaan hoose ka akhriso tacsida.

Puntlandi.com

 

You must be logged in to post a comment Login