|

Madaxweyne Gaas oo ka tacsiyeeyey Weerarkii Ismiidaaminta ee Maanta Muqdisho ka dhacay

Madaxweynaha Dowlada Puntland DR.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa wuxuu Tacsi u diray Eheladii Shacabkii maanta cadowgu ku xasuuqay Muqdisho, Madaxweyne Gaas ayaa Guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed u tacsiyeeyey.

Hooska Akhriso dhambaalka Tacsida

Comments are closed