|

Madaxweyne Gaas oo loo doortay Madaxweynaha Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada

Golaha Dowlad Goboleedyada ayaa waxay Madaxweynaha Madaxweynayaasha u doorteen Madaxweynaha Dowlada Puntland DR.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas.

Shirkii Kismaayo uga socday Madaxda Dowlad Goboleedyada ayaa goor dhaweyd laga soo saaray warmirtiyeed qeexaya waxyaabaha ay isla meel dhigeen ayna ku heshiiyeen Dowlad Goboleedydu.

Hirgalinta iyo lasocda Qodobadaas ayaa laga sugayaa in Hogaamiyaha Dowlad Goboleedyadu uu si gaara isha ugu hayo lana socdo.

Ku xigeenka Mdxweynaha Madaxweynaydha Waxaa loo doortay Madaxweynaha Horshabeele mudne Maxamed Cabdi Waare.

Pi
Kismaayo

Comments are closed