abaaraha
|

Madaxweyne Gaas oo maanta ku wajahan dalka Ethiopia

Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta ku wajahan magaalada Addis Ababa ee dalka duulaan dalka Ethiopia, inkastoo aan si rasmi ah loo ogayn qorshaha safarkoodu ku salaysan yahay.

Laakiin, Warbaahinta Puntlandi waxay xogta helayso ay sheegaysaa inuu dalka Ethiopia u aadayo soo dhameysirtirka heshiisyo ganacsi oo ay Puntland lasoo gashay shirkado maalgashi iyo shirkada CCECC oo dhawaan la filayo inay bilowdo dhismaha garoonka diyaaradaha Gaalkacyo.

Wixii faahfaahin  oo dambe kala socda Puntlandi.

 

 

 

You must be logged in to post a comment Login