|

Madaxweyne Gaas oo weekendka booqan doona Norway

Madaxweynaha Dowlada Puntland DR.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo cadumaad rasmi ah ka heysta Dowlada Norway ayaa booqan doona Dalkaas sabtida.

Sida Puntlandi warka ku hayo Madaxweyne Gaas wuxuu kulamo la qaadanayaa xubno ka tirsan Xukuumada Norway oo ay kawada hadli doonaan Xaafada Soomaaliya iyo Mashaariicda u Qorshaysan Norway inay ka fuliso Soomaaliya khaasatan Puntland.

Dhinca kalena Madaxweynuhu intuitivt joogo Norway wuxuu la kulmayaa Jaaliyada Soomaaliyeed ee Norway.

Puntlandi kala soco safarka Madxweynaha ee Oslo.

Puntlandi
London

Comments are closed