|

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland oo shaqo joojin ku sameeyay agaasimaha hay’adda socdaalka Puntland.

Madaxweyne ku xigeenka dowladda ahna ku simaha untland Eng Cabdixakiin Camay ayaa soo saaray wareegto  shaqada looga joojiyay Agaasimaha guud ee Hay’adda socdaalka iyo jinsiyadaha Puntland Maxamuud Faarax Ashkir.
Halkaan hoose ka  akhriso qoraalka shaqada looga joojiyay iyo sababta.
 
Puntlandi.com
 

Comments are closed