|

Maraykanka oo ka hadlay weerarkii Bariire.

Howgalka Maraykanka ee Soomaaliya (US Mission in Somalia), ayaa cambaareeyay weerarkii Shababku qaadeen saldhig ciidan oo kuyaala tuulada Bariire ee gobolka Shabeellada hoose.

Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay inay ka tacsiyeynayso ciidanka halkaas lagu dilay iyo khasaaraha soo gaaray saldhiga la weeraray oo ahaa goob ay ku tababari jirtay ciidanka  dowladda.

Maraykanka ma uusan sheegin wararka sheegaya in weerarkaas lagu dilay sarkaalkii qaabilsanaa tababarka ciidamada Soomaalida oo u dhashay dalkooda, sida ay sheegeen warbaahinta koonfurta Soomaaliya.’

Warkaan ayaa sidoo lagu sheegay in Maraykanku uu ka go’an yahay ciribtirka argagixisada.

Puntladi.com’

Muqdihso

 

 

 

Comments are closed