|

Masawirka Caawa iyo Wargelin : – Allaah ha u naxariistee Aaska Xisbiga Kulmiye oo la shaaciyey inuu dhici doono bisha November

Waxaa lagu wargelinayaa Shacbiga Somaliland iyo saaxiibada Beesha caalamka in Aaska Xisbul Xaakimka Kulmiye uu ka dhici doono bisha November magaalada Caasimada ah ee Hargeisa.

Waxaa mar kale laga codsanyaa shacbiga sicir bararka iyo cadaalad darada ka tirsanaya Xisbigu in ay iska cafiyaan, faadaxadana u soo maraan Xisbigaas la oofsaday

You must be logged in to post a comment Login