abaaraha
|

Sawirka maanta iyo Baafin Dr Gaas : – M/weynuhu hore ayuu u sheegey ” Puntland haysku Tashato “

20161022_133926

Madaxweyne Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa dalka ka maqan mudo ka badan laba todobaad, isagoo dalka iyo dadkuba la daalaa dhacayaan duruufo qalafsan oo isbiirsaday ayna ka mid yihiin colaada kooxaha argagixisada is-huwan ku hayaan Gobolka Mudug, Abaaro baahsan, tartanka doorashooyinka Aqalka sare iyo midka hoose iyo shirqoolada iyo colaada joogta ah Madaxweyne Xasan Sheekh ka soo abaabulayo magaalada Muqdishu.

Xafiiska Madaxtooyada ayaan illaa iminka ka hadalin sababaha dheereysay Safarka Madaxweynaha, isagoo hore u sheegay Madaxweynuhu inuu safar yar oo kooban ugu kici doono Dalka Isutaga Imaaradka Carabta

Madaxweyne Gaas waxaa uu ka rumeeyey balanqaadkisii uu hore ugu jeediyey shacbiga iyo xukuumada Puntland ee ahaa ” PUNTLAND HAYSKU TASHATO “.

www.puntlandi.com.

Comments are closed