|

Masawirka Maanta iyo Nairobi : – M/weyne Museveni oo akhiiran ku khasbanaaday inuu gacan qaado Ex-Dulmane Farmaajo oo maanta ah Madaxweynaha Somalia

Ninkii “dadaalaa Xaaji Cabaas wuu garaa.”

Ninkii shalay Museveni, Sheekh Shariif iyo Shariif Xasan Kampala ugu tashadeen isagoo Raisal Wasaare ah, maanta waa Madaxweyne

Comments are closed